sideen website lacag uga samayn karaa
S i aad website lacag uga samayso waxa lagaga bahanyahay labadan shardi: 1. inaad ufurato websitekaga google adsense . google adsense waa shirkad xayaysiin taaso lacag ku siin doonta xaysiimo websitekaga ay soo galinayso sawirkeeduna waa kan xaga sare aad ka daalacanaysaan sideen ku furan karaa google adsense ? waa inaad shuruudaha google adsense buuxisa 2.Affiliate marketing affiliate marketing waa inaad la xiriirto componyo waawayn kadibna aad iska diwan galiso programadooda sidaasna aad comision ku hesho wixii faahafahina nagala soo xidhiidha +25263467113

Comments